Get Adobe Flash player
sbanner2

BOOQASHADA DADKA



RIIX CALL SKYPE

skypebutton

QURAAN KARIMKA

pro2pro1 mobileSM

Online Statuscall skype now

Call Me
Add Me to Skype

BARO SALADA

Al Asma Ul Husna

QALABKA EDEGA

Qalabka-waxbarashada

HENGAADKA

ISH
QUARAN

OGOYSIIS

waxaa loogu bishaareynayaa dadka muslimiinta ah ee soomaaliyeed meel kasta oo ay ka joogaan  caalamka inuu u furayo machadka daruulquran.com fasal cusub oo  dad waaweyn iyo dad yeryerba leh machad alfaaruuq wuxuu ku  caan baxey barashada quraaanka kariimka ah iyo culuumta  islaamka macahadku hadda wuxuu kuusoo kordhiyey hingaada oo qaab cusub oo si fudud laguu fahansiin doono 3 bilood oo kaliya ayaa laguugu bari doonaa insha allah waa duruus casriyeysan  waana maqal iyo muuqaal markasta iyo meel kasta hadaba hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono haduu ilaahay yiraahdo waxaa ka mid ah   sidan soo socota

hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono haduu illaahay yiraahdo waxaa ka mid ah sidan soo socota:-

  1. Quraanka kariimka ah iyo Tajwiidkiisa.1
  2. Higaadda carabiga
  3. Culuumta islaamka(siirada rasuulka SCW)
  4. Barashadda af-soomaaliga
  5. Barashadda hidaha iyo dhaqanka sida;
  6. Sheeko xariiro Googaaleysi
  7. Halxiraale
  8. Maahmaayada I.W.M
  9. Barashadda carabiga ku hadalkiisa
  10. Barashadda Xisaabaadka (hoose-dhexe-sare)
  11. Barashada Englishka (qoraalkiisa iyo ku hadalkiisa)
  12. Qabashadda imtixaanaad iyo dawrooyin cilmiyeysan oo joogto ah.
    • Viber +252615484878


    • Tel: +252615484878


    • macalin.cabdullaahi78


  • qurankariim@hotmail.com


28a71ab0

Cattura


FADLAN BUUXI FOOMKA HOOSE

bismillah

RIIX CALL SKYPE

skype-quran-classes

HOOS KA SO WACA

    • Viber +252615484878


    • Tel: +252615484878


    • macalin.cabdullaahi78


  • qurankariim@hotmail.com


DHAGEYSO QURAN

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

DUGSIGA QURANKA

output_45dx09

FADLIGA QURAN

output_8bYbNz

Adkaar waysada

TARBIYADA CARUURTA

Tarbiyada caruurta

Contact to us